Rabshado khasaaro dhaliyay oo ka dhacay magaalada Bristol (Daawo Sawirada)

Rabshado xoogan oo waxyeelo kasoo gaartay ciidamada booliiska Britain ayaa ka dhacay magaalada Bristol, waxaana rabshadahan dhigayay dad careesan oo kasoo horjeeday hindisa sharciyeedka booliiska iyo dambiyada. Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Bristol kuwaa oo dhagaha ka fureestay amar kasoo baxay booliiska oo ku adanaa in aan la qaban karin banaan bax … Continue reading Rabshado khasaaro dhaliyay oo ka dhacay magaalada Bristol (Daawo Sawirada)